Saacado kadib markii Arjun Kapoor uu ku qoray bartiisa Instagram-ka inlagahelay COVID-19, atirishada ganacsatada ah Malaika Arora ayaa sidoo kale xaqiijisay in iyaduna lagahelay COVID-19.

Malaika waa astaan ​​la’aan waxayna ku jirtaa karantiil guriga. Waxay tiri, “Haa, waxaa la igahelay mid astaama badan laheyn balse waa is xanibay. Waxaan dib ugu soo laaban doonaa howlaheyga ayee tiri. ” Arjun wuxuu dhawaan dib u bilaabay shaqada Nikkhil Advani filmkiisa aan magaca loo bixin, waxaana Director ka ah Kashvie Nair.

Filmka Waxaa ku soo biirtay Rakul Preet Singh , waxaa kaloo kujira Aditi Rao Hydari iyo John Abraham. Dhinaca kale, Malaika ayaa dhawaan dib u bilawday duubista barnaamijkeeda dhabta ah ee qoob ka ciyaarka, Hindiya oo ay wehliyaan Terence Lewis, Bharti Singh iyo Geeta Kapoor.

Labadooda Arjun iyo Malaika, ayaa hada kujira guryo karantiil ah waxayna rajeenayaan inay dhaqso usoo kabsan doonaan.bishii june aanu soo dhaafnay Guryaha Tuscany – oo ay kunooleyd Malaika – ayaa laga xiray ka dib markii inyar oo ka mid ah dadka deegaanka ah uu kudhacay COVID-19.

Gurigiina jooga waalaga waayay hindida ..virus ayee banaanka kadoonteyn markaasee rabaan sariir inee isla aadaan.. waa iska kaftan haatan Karantiilkooda ayee qaadanayaan hadeeba kakacayaan oo waqtigooda galin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here