Mahesh Shetty waxuu ahaa saaxiibka aadka ugu dhowaa Sushant Singh Rajput waxayna isbarteen tan iyo musalsalkii Pavitra Rishta markee wada sameyeen sidi kale Sushant sirtiisa gaarka ah waxuu usheegan jiray Mahesh sida la shaaciyay hadaba kiiska dhimashada Sushant ayaa qeyb ka aha Mahesh Police-ka ayaana saldhiga ugu yeeren si ay suaalo badan u weydiiyaan.

Sababta waxay tahay Mahesh waxuu noqday qofkii ugu dambeyay ee Sushant uu taleefaanka kawacay kahor inta uusan dhiman Police-ka ayaana baaritaankooda arinkaas kusoo ogaadeen marka hore Sushant ayaa wacay saaxiibkiis Mahesh balse Mahesh taleefanka kama uusan qabanin.

Kadib Mahesh ayaa xili dambe arkay wicitaanka Sushant wuuna soo wacay si uu xaalka saaxiibkiis u ogaado waana xili maalinimo ah habeenkeedana uu Sushant is dili doono nasiib xumo wuu hurdaayey Sushant markii uu saaxiibkiis soo wacaayey markuu hurdada ka kacay ayuu arkay Call-ka Mahesh mana uusan wicin.

Markale ayuu wacay xili habeenimo ah waana habeenku isdilaayey saq dhexe habeenimo xiligaasna Mahesh wuu hurdaayey Sushant iyo saaxiibkiis Mahesh nasiib iskuma laheen inee talefanka ku hadlaan wicitaankaas kadib Sushant wuu is dilay subaxiina Mahesh waxuu ka war helag is dilka Sushant waa arin cajiib ah.

Police-ka arinkaa wali kama aysan saldhiganin inkastoi Mahesh ka naxsan yahay dhimashada saaxiibkiis hadana suaalo kale ayee weydiin doonaan ileen wali si rasmi uma cado murugada gaarka ah ee Sushant heysatay kuna kaliftay inuu is dilo waxaase muuqata in wax la qarinaato.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here