Sanju Baba ayaa lagasaaray isbitaalki ladhigay isbuuci hore kadib markii lagahelay Kansarka sambabada…Marka shiid majiree Caafimaad ayuu dareemay sidaas ayaana isbitaalka looga saaray
Legendgaan ayaa in badan lagu mashquulsanaa xaaladiisa caafimaad waxaana haatana lagasaaray Isbitaalkii …Dutt ayaa bartiisa Twiterka ugusoo qoray taageerayaashiisa inuu caafimaad qabo dhamaan familkiisan lajoogaan
Waakuwaan sawirada Sanju oo lagasaarayo Isbitaalka waxaana sawirka qeyb ka ah xaaskiisa Manya dutt iyo walaashiis Priya Dutt
