Inaba caadi ma ahan wararka soo dhacayaan tan iyo shalay ee kusaabsan kiiska Sushant Singh Rajput kuwaaso cadeynayaan in jilaagan uusan is dilin ee la dilay hadaba warbixino xiiso leh oo aan helnay waxay ka daranyihiin kuwii xalay ilaa maanta.

Sushant Singh Rajput waxaa qiyaantay saaxiibtiis Rhea Chakraborty waxayna xiriir qarsoodi la laheed Mahesh Bhatt oo ah Filinsameye caan ah sido kalena aabo u ah atiriishooyinka caanka ah Alia Bhatt iyo Pooja Bhatt.

Hadaba maxay tahay xogga Police-ka loo gudbiyaya ama ay heleen misane Rhea kusaabsan hoos kaga bogo:

1-Rhea waxay xiriir qarsoodi la laheed Mahesh Bhatt arinkaasna Sushant waa laga qarinaayey si qarsoodi ayee ku kulmi jireen gurigiisa ayee ku booqan jirtay iyo goobo kale waxaa internet-ka lagu faafiyay sawiradooda xili Mahesh aad ugu dhowaanayo gabdhaan.

2-Sushant waxuu Rhea kuyiri hadii aan adiga xiriir kulasii lahaado waa la idili doonaa oo dadbaa xiriirkeena kasoo horjeedaan iyo guurkeena arinkaasna Rhea ayaa afkeeda Police-ka hortooda kaga shaacisay balse magaca qofka u hanjabay lama sheegin.

3-Mahesh waxuu Rhea kudhahay ninkaan Sushant ah xiriirka ujar noloshiisana ka fogow waa nin waalan ama adigu kudilaa ama asaa is dili doono ugu dambeyn sido kale wararkale ayaa sheegen in Mahesh dil ugu hanjabay Sushant hada kahor waana war xan ah midkaas ay saxaafada kudareen balse inuu dhahay ninkaan ka fogow waa lahubaa.

4-maalintii geerida Sushant lasoo sheegaayey waliba isla daqiiqada la sheegayey Rhea internet-ka ayee kujirtay Instagram-ka ayee Online ka aheed markee geerida Sushant maqashayna ciwaanka oodhan wey xirataya iyo taleefaanka.

5-Rhea kama aysan qabanin Sushant taleefanka habeenkii geeridiisa ee uu soo wacaayey xitaa subaxii dib uma aysan soo wicin waxayna internet-ka dhaqsi oga baxday in la arko Online-keeda maadana tellka ay ka qaban weysay.

6-Rhea inta aysan Instagram-ka kabixin isla daqiiqadii geerida Sushant lagu dhawaaqaayey waxay masaxday ama tirtirtay dhamaan sawirada iyada iyo Sushant iyo muuqaladii kuwada jireen Instagram-ka.

7-xiriirka Rhea ay la laheed Mahesh seddex qodob midkood ayaa ku kalifay inee oday awoow u noqon kara xiriir qarsoon la yeelato kow arimo dhaqaale oo lacah darteed inee odaygaas waxuu rabo ay ugu sameeysay mida labaad inee cabsi ugeysay oo loo caga jugleeyay kuna qasbaneed inee xiriir la sameyso Mahesh mida seddexaadna waa inuu u balan qaaday aflaam badan inuu usameeyn doono atiriisho heer sare ahna ka dhigi doono.

Intaas waa xogta xasaasiga ah ee cusub misane Police-ka loo gudbiyay isha kuhaay halkaan yeysan daalin indhaha xog kadaran midaan ayaa soo socoto haye ha bixin yaah waansoo soconaa kkkkk.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here