Waxaa lasoo helay xog xasaasi ah oo cadeyneysa in Sushant Singh Rajput la dilay balse uusan is dilin arinkaan ayaana dadka yaab ku noqday markii horeba waa laga shakisnaa nin aroos isku diyaarinaayey shaqadiisana heer sare ahed sido kalena nolol fiican kujiray inuu isku dilo khaladaad Bollywood horey oga galeen dadka qaar ayaa dhaheen hadii Sushant Bollywood xumeyeen xili hore ayuu is dili lahaa.

Xogta lasoo helay ee cadeyneysa in Sushant la dilay ee uusan is dilin qaar kamid ah hoos kaga bogo:

1-Sushant gurigiisa waxuu lahaa Kaamiro qarsoon oo sheegeysa qofkii guriga soo galo iyo qofkii kabaxaba arinka layaabka leh ayaa ah in Kaamerada la damiyay gabi ahaanba habeenkii Sushant la dilaayey habeen ka horeeyay oo waa dil laga soo shaqeeyay.

2-qaar kamid ah saaxiibadiisa ayaa isla habeenkaas imaadeen guriga waana habeenkii kaamirooyinka la daminaayey waxaana gurigiisa dhexdiisa laga maqlaayey cod iyo shanqar ama sawaxan daran oo aan ahen qof xanuunsa codkiisa waxuuna codka Sushant sida qof la garaacayo ayuuna u ekaa codkiisa waana habeenki geerida habeenkii kasii horeeyay.

3-Sushant habeenku dhimanaayey 2-saac kahor geeridiisa banaanka ayuu ku maqnaa oo uu hawo iyo soc-socod u aaday jawigiisana caadi ayuu ahaa wuuna faraxsanaa dadkii dariskiisa ahaa ayaana sheegen mana u ekeen qof murugeysan ama is dili rabay 2-saac kadib markuu qolka galayna wuu geeriyooday taasi oo kadhigan in qolka loogu sii jiray.

Lasoco cadeymo kale ayaa soo socdaan Sushant waa la dilay wey cadahay balse cida dishay ayaa ogaanshaheeda dhiman kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here