Waxaan wada sugeynay xalqada 28-aad ee taxanaha Hercai taaso la filaayey in sabtida la daawan doono balse midaas ma dhicin oo wey baaqatay waxaana loo dib dhigay shalay oona la sheegay in sabtida kale la daawan doono.

Balse warkale ayaa soo dhacay oo sheegaya in xitaa sabtiga soo socdo aan la daawan doonin xalqadaan oo waqti kale loo qabtay sababtana waa in xidigaha taxanaha jilayaan fasaxa loo dheereyay oo mudo 2todobaad ilaa 3 todobaad nasiino ah galayaan.

Sanad mar aywe fursadaan helaan sidaa aawged dunida dalxiisyo ayee ukala aadayaan oo qaarkood ayaa Paris iyo New York ku maqnaayeen hadaba waxaa shaaca laga qaaday xiliga rasmiga ah ee xalqadan la daawan doono.

Xalqada 28-aad ee taxanaha Hercai oo meel fiican maraayo waxaa la daawan doonaa 17 Janaayo oo ka dhigan jimcaha so socda jimcihiisa kale marka asaxaabta dhamaan ku xiran taxanahan sidaas ha ogaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here