Wiil kasoo jeeda gobolka Bihar oo arday iskuul dhigta ah ayaa maanta is-dilay oo nafta is dhaafiyay waliba qaabka Sushant Singh Rajput udhintay oo kale xarig ayuu isku dal-dalay arinkaan ayaa gelinka dambe maanta ilaa caawa hindiya qal-qal kusii abuurtay.
Sushant xarig ayuu isku daldalay sidaan wada ognahay marjida ama caburka xariga ayeena nafta kaga baxay waxaana loo tagay isagoo marwaaxada xariga ka laad laado sidaas si lamid ah wiilkan dhalinta ahaa isagana atooraha uu taageeraayey ayuu ku dayday.
Wiilkan ayaa ka murugooday geerida jilaaga uu taageero markuu maqlay kadib waalidiintiisa ayuu weydiinaayey hal suaal taasi uu marwalba ama saacad walba ku celcelinaayey taaso ahed,”hooyo/aabo qof xarig isku ceejiyay ama isku dal-dalay horay maka dhimanaa.”
Wiilka ayaa rabay inuu ogaado xariga la isku dal-dalo ee sida Sushanr oo kale in qof sidaas ku dhiman karo waayo waxuu aamini waayey in Sushant is-dilay hadaba saaka subaxii hore xiliga hindiya ayuu wiilkan gurigiisa dhexdiisa isku dilay isagoo xarig ka laad-laado ayaana loogu yimid oi meeyd ah.
Balse warqad ayuu dhaafay waxaana ku qorned sida tan,”waxaan taageero u ahay Sushant Singh waan xamili waayey xanuunka geeridiisa markaan maqlay waayo waan jeclaa sidaa aawged hadii uu isaga xarig isku dilay anigana maxaa iidiiday waxuu sameeyay ayaan sameynayaa.”
cusbo lab ayay meeshii noqotay
2020 salute
cusbo lab ayay meeshii noqotay
2020 salute
La yap Wlhi.
hindi’daN wxey Film’da Ku ZamenayeN ayeY
NoLoZhipa iNoGu KeneN
Wahi hhhh waxan ba layaby nolosha ay Ku jiraan dadkan waxii ka huryimadaba caboda kkkk isdaldala dheh akhirona waa laidiin naraya eh .kk
Kkkk wlhi waxan ba layaby nolosha ay Ku jiraan dadkan waxii ka huryimadaba caboda kkkk isdaldala dheh akhirona waa laidiin naraya eh .kk
Alla zuuro padsnaa waxu
Kkkk hhh wxad ba moodaaa inan flim daawanayo qosol iguma hadhin kuwaan caafimdka iyo nolosha ayaba dhibysa is dila akhiro na war baa idin yaaale kkkk noloshi caadiga ahyd bey flim iny jilayan moden kkk hhhhh