Waxaa maanta oo kale 2011dii lka daawaday filimka Desi Boyz hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaad filimkaan ku saabsan;
Filimka; Desi Boyz.
Xiliga la daawaday; 25tii November 2011dii.
Nooca filim uu yahay; Drama.
Tiyaatarada la saaray; 2100.
Jilayaasha; Akshey Kumar Deepika Padukone, John Abraham, Chitrangda Singh iyo Anupem Kher.
Director; Rohit Dhawan.
Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 8.05 crore.
Sadaxdiisa maalmood ugu horeeyo lacagaha uu keenay; 25.68 crore.
Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 37.39 crore.
Lacagaha guud uu India kasoo xareeyay; 45.92 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 62.25 crore.
Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu ka keenay; 80.43 crore.
Lacagaha lagu qarash gareeyay; 54 crore.
Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 23.16 crore.
Tirade dadka tikidka u goosteen; 6.473,000 oo qof ayaa tikid u goosatay.
Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Flop