dalka india waxaa ka jira shirkadooyin badan kuwaaso sameeyaan aflaamo kala duwan sida Bollywood, Tamil , Telegu , Malayalam, Kanada , Bengali iyo kuwa kale oo badan

laakiin warbixintayna waxa ay si qaas ah u quseysaa dhanka iyo Shirkada Bollywoodka kuwaaso sanadkii sameeyaan aflaamo kor u dhaafaya 200 filim kuwaaso jimco walba filimo badan tiyaatarada la saaro iyagoo halkaas uu ka dhaco dagaal culus

waxaana sidoo kale aragnay dhacdooyin dagaal oo cajiib sida sanadkio 2008 markaaso
Salman oo wato God Tussi Great Ho ku hoos kufay  Ranbir Kapoor filimkiisa  film Bachna Ae Haseeno kaaso ag filimkiisa labaad

laakiin maanta waxaa ku haya sheeko cajiib ah kasoo ka dhacday Boxx Officka waana arrin la xariirta aktarka Kartik Aryan iyo waalidiinta labada atariisho Sara Ali Khan Iyo Jahnvi Kapoor maadaama Kartik Aryan oo dhawaan la shaqayn doono labadan labada  atariisho isagoo Sara Ali Khan la duubaayo filimka Love Aajkal 2 halka Jahnvi uu la sameenaayo filimka Dostana 2 haddaba aan eego xariirka Boxx Offica ee ka dhaxeeya Kartik Aryan iyo waalidiinta labadan atariisho

Kartik Aryan Vs Saif Ali Khan ( 2013)

iyadoo dadka badanaa aysan ogayn in sanadkii 2013 Boxx Offica ka ay ku dagaalamayn Kartik Aryan iyo Saif Ali Khan kaaso ah Sara Ali Khan aabaheeda maadaama Kartik aryan xiligaas uu watay filimka lagu magacaabo Akaash Vaani halka Saif Ali Khan isagana uu la yimaaday filimka Race 2 waxaana Boxx Officka ku awood badiyay aktarka Saif Ali Khan waxaana la garaacay Kartik Aryan iyo filimkiisa Akaash Vaani

Kartik Aryan Vs Sridevi (2017)

mar kale Aktarka Kartik Aryan waxa uu Boxx Ofiicka kula dagaalamay shaqsi kale oo caan ah isagoo sanadkii 2017 Kartik Aryan oo tiyaatarada loo saaray filimka Guest in London uu BOI kula dagaalamay Jahnvi Kapoor hooyadayda atariishadii caanka ahayd Sridevi waxaana mar kale Kartik Aryan ku dhacday guul-daro xoogan

waxaana cajiib ah 6 sank ka dib Kartik inuu shaqo la wadaago atariisho ay dhalayn Saif Ali Khan Iyo Sridevi kuwaso uu hore kula sko dagaalamay BOI maadaama Kartik uu Sara Ali Khan la samayn doono Director Imtiaz Ali filimkiisa Love Aajka 2 halka Jahnvi Kapoor uu la jili doono filimka Dostana 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here