Waxaa la wada sugayaa xalqada 22-aad maalinta sabtida ee soo socota oo meel xiiso ah mareysa sababto ah qof walba waxuu u hanqal taagayaa inuu ogaado sababta oday Hazar ku kalifay inuu been ka sheego Miiraan.

Maadama uu dhahay waxaa idilay ama jaran jarada igasoo tuuray Miiraan xili Miiraan arinkaas beri ka yahay hadaba suaasha daawadayaasha ka guuxeysa ayaa ah maxay tahay sababta ku kaliftay Hazar arinkaa.

Jawaabahas oodhan xalqada 22-aad ayaan ka heli karnaa balse hader waxaan idiin wadnaa dhacdooyinka goos gooska xalqada 22-aad maxaa lagu arkay goos gooskan iyo sido kale taxliil kusaabsan xalqada 21-aad.

Maxay dadka u maleyeen halksee runta iyo qiyaasta u badantahay macluumaadkaas oodhan si aad u hesho fadlan link-ga hoose kudhufo waa muuqaal ahaan oo aad kaga bogan karto kanaalkeena Filimside Media hadii muuqaalka kuu furmi waayo fadlan toos Youtube-kaada ugu qor Filimside Media waad heleysaa.

Kadibna ka dhigo saaxiib dhow kanaalkaas Subscribe saar oo rukumo wararka mahadsanid…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here