Waxaa xalay si rasmi ah loo daawaday taxanii la wada sugaayey Hercai xalqadiisa 22-aad oo meek xasaasi ah mareysay maadama jawaab la wada sugaayey jawaabtaaso ah in Zahra seygeeda Hazar usheego doonto Miiraan inuu isaga dhalay.

Hadaba waxaan idiin soo diyaarinay dhacdooyinka xalqadan qaab codeyn ahaan waxyaabo badan ayaana dhaceen dhacdadan sida Asmaa oo sir walba shaacisay in Hazar qofka jaran jarada kasoo tuuray oo la ogaaday.

Qofkaasna waa Iliif sido kale Reyyan ayaa Miiraan ka dalbaneyso inuu furo inaba caadi ma ahan xalqadan arimo badan ayaa dhaceen dhamaan faah faahina xalqada iyo dhacdooyinkeeda Link-ga hoose kaga bogo.

Waa kanaalkeena Filimside Media oo aad kaga bogan karto xili walba warbixin xiiso leh bal hoos ka daawo ama toos youtube-kaada oga booqo Filimside Media adoo ku qoraayo waad heleysaa Subscribe inoo saar mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here