
Superstar Aamir Khan maanta waa maalintiisa madaama uu sanad guuradiisa 55-aad u dabaal dagayo inta badana waxaa loogu yeeraa Mr. Perfectionist sababta waxay tahay aflaanta uu doorto oo badankooda ah kuwa taariikh ahaan Bollywood-ka ugu sheekada wanaagsan.
Haddaba waxaan idiin heynaa Aamir Khan iyo 10-kiisa filim ee ugu sheekada wanaagsan qiimeynta shabakada IMDb rating waxaana cajiib ah inta badan Aamir aflaantiisa 10-ka dhibcood wax lagu qiimeeyo marka ugu yar tahay 8-dhibcood iyo ka sareyso ayay helaan waana tusaale cad oo muujinayaan doorashada sheekooyinka wanaagsan inaan lagu gaarin.
Fadlan hoos kaga bogo Aamir Khan iyo 10-kiisa filim ee ugu sheekada wanaagsan qiimeynta shabakada IMDb rating:
1. 3 Idiots (2009) – 8.4/10
2. Dangal (2016) – 8.4/10
3. Taare Zameen Par (2007) – 8.4/10
4. Rang De Basanti (2006) – 8.2/10
5. Andaz Apna Apna (1994) – 8.2/10
6. Jo Jeeta Wohi Sikandar (1992) – 8.2/10
7. PK (2014) – 8.1/10
8. Lagaan (2001) – 8.1/10
9. Dil Chahta Hai (2001) – 8.1/10
10. Sarfarosh (1999) – 8.1/10