Mr. Perfectionist of Bollywood Aka Aamir Khan maanta wuxuu u dabaal dagayaa sanad guuradiisa 55-aad wuxuuna dhashay 14 Maarso 1965 sidaa darteed siyaabo kala duwan ayaa maanta Superstar-kan ciwaano looga sameenayaa noloshiisa iyo shaqadiisa quruxda badan.

Waxaan idiin heynaa Taxliil ku aadan awoodiisa Boxoffice-ka anagoo fiirin doono 43-filim oo sameeyay waayihiisa fanka ku xeen daaban 36-sano guulaha ay gaareen iyo guul darooyinka ay la kulmeen Superstar-kan awooda badan:

RankFilmRelease DateNett GrossVerdict
1HoliAug 15 19841,00,000Disaster
2Qayamat Se Qayamat TakApr 29 19885,00,00,000Super Hit
3RaakhApr 21 198915,00,000Disaster
4Love Love LoveAug 04 19891,55,00,000Flop
5Awwal NumberMay 11 199050,00,000Disaster
6Tum Mere HoMay 25 199020,50,000Disaster
7DilJun 22 19909,00,00,000Blockbuster
8Deewana Mujh Sa NahinJul 20 199095,00,000Disaster
9Jawani ZindabadAug 17 19901,25,00,000Flop
10Afsana Pyar KaApr 26 19911,20,00,000Disaster
11Dil Hai Maanta NahinJul 12 19913,00,00,000Semi Hit
12Daulat Ki JungJan 03 19921,10,00,000Flop
13Jo Jeeta Wohi SikandarMay 22 19923,30,00,000Average
14Isi Ka Naam ZindagiAug 28 199220,00,000Disaster
15ParamparaMay 14 19932,20,00,000Disaster
16Hum Hain Rahi Pyar KeJul 23 19934,80,00,000Semi Hit
17Andaz Apna ApnaNov 04 19945,29,50,000Flop
18BaaziApr 14 19955,09,00,000Flop
19Aatank Hi AatankAug 04 19952,54,00,000Flop
20RangeelaSep 08 199520,22,00,000Blockbuster
21Akele Hum Akele TumDec 01 19957,07,00,000Flop
22Raja HindustaniNov 11 199643,15,00,000All Time Blockbuster
23IshqNov 28 199724,93,00,000Super Hit
24GhulamJune 19 199813,35,00,000Hit
25SarfaroshApr 30 199918,77,00,000Hit
26MannJuly 06 199916,64,00,000Average
271947 EarthSep 10 19993,79,00,000Disaster
28MelaJan 07 200015,18,00,000Flop
29LagaanJun 15 200134,31,00,000Hit
30Dil Chahta HaiAug 10 200120,02,00,000Average
31Mangal Pandey – The RisingAug 12 200527,86,00,000Flop
32Rang De BasantiJan 26 200653,08,00,000Hit
33FanaaMay 26 200651,87,00,000Super Hit
34Taare Zameen ParDec 21 200761,85,00,000Super Hit
35GhajiniDec 25 2008114,10,00,000Blockbuster
363 IdiotsDec 24 2009201,37,00,000All Time Blockbuster
37Dhobi GhatJan 21 201113,67,00,000Below Average
38TalaashNov 30 201290,75,00,000Semi Hit
39Dhoom 3Dec 20 2013261,25,00,000All Time Blockbuster
40PKDec 19 20143,37,72,50,000 All Time Blockbuster
41DangalDec 23 2016374,61,00,000All Time Blockbuster
42Secret SuperstarOct 19 201759,60,00,000Average
43Thugs Of HindostanNov 07 20181,38,34,50,000 Flop

Kala saarida aflaanta Aamir Khan sameeyay natiijo walbo ay la kulmeen xog kooban:

All Time Blockbuster – 5 (iskoor isaga kaliya ka heesto fanka Hindiya)

Blockbuster – 3

Super Hit – 4

Hit – 4

Semi Hit – 3

Average – 4

Flop+Below Average – 11

Disaster – 9

Aamir Khan aflaanta Hit dhameestiran u noqdeen waa 16 filim taasi oo ka dhigan in 37.20% filimadiisa HIT noqdeen oo macaash laga helay.

Aamir Khan aflaantiisa guuleesteen waa 23-filim taasi oo ka dhigan in 53.48% filimadiisa guuleesteen.

Aamir Khan aflaanta ka guul dareesteen waa 20-filim taasi oo ka dhigan in 46.51% filimadiisa guul dareesteen.

Aamir Khan Hit-kiisa ugu weyn waa Raja Hindustani (1996) oo ay tikit u goosteen ama tiyaatarka ka daawadeen 40-milyan iyo 975,000 oo qofood waana filimkiisa loogu daawasho badan yahay.

Aamir Khan filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyay waa Dangal (2016) kaasi oo keenay 374.53 Crore qaybta Af Hindiga lagu daawaday oo kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here