Home » Nolosha Jilaayaasha » Dhalasho Wacan Aishwarya Rai Bachchan oo maanta 44-sano jirsatay iyo 5-filim oo muuqaal kale duwan ku matashay (+sawiro)

Dhalasho Wacan Aishwarya Rai Bachchan oo maanta 44-sano jirsatay iyo 5-filim oo muuqaal kale duwan ku matashay (+sawiro)

Quruxleyda Bollywood-ka Aishwarya Rai Bachchan ayaa maanta 44-sano jirsatay waxayna ku jirtaa xidigtaan xili shaqo madaama filimkeeda Fanney Khan duubistiisa socoto.

Hadaba waxaan idiin heynaa 5-filim oo Aishwarya Rai marwalbo lagu xasuusan doono oo ay muuqaalo kala duwan oo soo jiidasho dheeraad ah shaashada ka muujisay:

Hum Dil De Chuke Sanam – 1999

Aishawarya-rai-bachchan-HDDCss1

Josh – 2000

Aish-Josh2

Dhoom 2 – 2006

Aish-Dhoom3

Jodhaa Akbar – 2008

Ash-Jodha-Akbar4

Ae Dil Hai Mushkil – 2016

Aish-Ae Dil5

One Response to Dhalasho Wacan Aishwarya Rai Bachchan oo maanta 44-sano jirsatay iyo 5-filim oo muuqaal kale duwan ku matashay (+sawiro)

  1. Mahad Hassan

    November 1, 2017 at 5:41 pm

    Brithday Aish Ayaan Leeyahay
    Zaki Bro Maad Noo Soo Dhameestirtaan Taariikhda Amitabh Bachchan
    Hada Ka Hor Xitaa
    Qeybta Koowaad Kaliya ayaan Arkay
    Marka Qeybta Lababaad Noo Soo Gudbi