Ananya Panday waxaa dhalay jilaaga caanka ah Chunky Panday waxayna Bollywoodka so gashay sanadkii hore 2018 iyadoo kusoo caan baxday Filimkii Student of The Year 2 waxaana la jileen Tiger Shroff iyo Tars Sutaria.

Wixii markaas ka dambeyeen xidig laga dabo dhaca ayee noqotay gabadhaan waxayna hader diyaar u tahay inee joogteyso howsheeda Bollywoodka aflaam dhowr ah ayee saxiixatay oo ay dooneysa inee sare ugu soo kacdo.

Ananya maanta ayee u dabaal dageysaa sanad guurada dhalashadeeda maadama ay dhalatay maanta oo kale 30 October 1998 sidaa aawged waa 21 jirsatay maanta waxaana baraha bulshada ugu hambalyeeyeen saaxiibadeeda qaaska ah.

Happy Birthday Ananya Panday: Alia Bhatt, Janhvi Kapoor, Suhana Khan & others wish Pati Patni Aur Woh star

Sida Suhana Khan (SRK gabadhiisa), Janhvi Kapoor, Tara Sutaria iyo kuwa kale oo badan mar ayaana lagu xaman jiray atooraha Kartik Aryan oo sido kale lagu xantay Sara Ali Khan.

Hader Ananya waxay isku jiil noqdeen oo ay fanka isla wada bilaaweeen Sara Ali Khan iyo Janhvi Kapoor aan aragno sidee ula xifaaltanto…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here