Heesaaga caanka ah ee xiligan fanka Hindiya ugu awooda badan Arijit Singh ayaa u dabaal dagay sanad guuradiisa 33-aad wuxuuna dhashay 25 April 1987. Wuxuuna ku caan baxay qaadista heesaha jaceylka dagan ee qiirada badan asigoo taageerayaal fara badan daafaha caalamka iyo gudaha Hindiya ku leh.

Haddaba qof walbo ayaa u hambalyeenayo heesaagan codka halaasiga leh waxaana idiin heynaa 5-hees oo Classic ah oo waqti walbo Arijit Singh lagu xasuusan doono:

Kalank Title Track:

Laal Ishq (Ram-Leela):

Agar Tum Saath Ho (Tamasha):

Kabira(YJHD):

Tujhe Kitna Chahne Lage (Kabir Singh):

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here