Rakul Preet Singh waa mid kamid ah atariishooyinka ku cusub Bollywoodka kuwaaso si dhakhsi leh magac weyn sameysay waxyar kadib Filimkeedii ugu horeeyay ee Hindi ah ‘Yaariyan’,

ka dib umana eegin gadaal marka laga soo tago waxqabadkeeda jilista iyo qoob-ka-ciyaarka qoob-ka-ciyaarka, atariishada ayaa sidoo kale sii wadaysa soo jiiditaanka taageerayaasheeda weliba xirashada lebbiska casriga

iyadoo maanta atarsiihadan u dabaal-dagayso dhalashadayda waxaa halkan idinku hayna 5 muuqaal kaga yaabsaday saxaafada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here