Shalay oo kale 27 December sanadkii 1965 waxaa dhashtay jilaaga caanka ah Salman Khan kaaso jirsaday 54 sano cimri ah waana xidig weyn oo maqaamkii ugu sareeyay fanka hindiya ka gaaray.

30 sano ayuu fanka hindiya kujiraa Salman waxuuna gaaray darajada “MEGA STAR” oo ah darajo u gaar ah kaliya 8 atoore taariikh ahaan fanka hindiya waxayna ku gaareen awoododa oo xadka ka baxday iyo mid walba oo sanado badan awood ku heestay Bollywoodka.

Hadaba munaasabada dhalasho ee xidigaan aawged waxaa laga soo bandhigay sawiro u gaar ah yaraantiisa oo dad badan aysan horey xitaa u arkin Salman oo yar.

Waa sawiro ku xeen daaban yaraanta Salman iyo xili uu waalidkiisa waqti la qaadanaayo taageerayaashiisa qaarkood ayaaba horey u arkin sawiradan fadlan halkaan hoose ka daawo:


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here