Home » Nolosha Jilaayaasha » Dhalasho Wacan Sara Ali Khan Iyo 10 Sawir U Gaar Ah Gabadhaan Bollywoodka Soo Galeysa!!

Dhalasho Wacan Sara Ali Khan Iyo 10 Sawir U Gaar Ah Gabadhaan Bollywoodka Soo Galeysa!!

Sara Ali Khan waa atirisho cusub oo Bollywoodka sanadkaan kusoo biireysa waxaana waalidiin u ah gabadhaan xidigaha caanka ah Saif Ali Khan iyo Amrita Singh.

Sara waxay dhalatay 12 Aug sanadkii 1993 inkastoo Google-ka uu sheegayo Sept inee dhalatay hadana wararka aan heleeno waxay sheegayaan in xidigtaan ay maanta u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeeda.

Sara waxay kusoo caan baxee sanadkaan filmada kala ah Kedarnath iyo Simmba oo ay la kala jileyso Ranver Singh iyo Sushant Singh Rajput hadaba waxaan idiin heynaa atirishadan 10 sawir oo u gaar ah munaasabada sanad guuradeeda dhalasho.

Halkaan hoose kaga bogo Sara iyo 10-keeda sawir u gaarka ah: