Dhalasho Wacan Sara Ali Khan Iyo Xidigaha Ay Bollywoodka Ka Taageerto Wax Ka Baro!!

Sara Ali Khan waa atirisho cusub oo Bollywoodka sanadkaan kusoo biireysa waxaana waalidiin u ah gabadhaan xidigaha caanka ah Saif Ali Khan iyo Amrita Singh.

Sara waxay dhalatay 12 Aug sanadkii 1993 inkastoo Google-ka uu sheegayo Sept inee dhalatay hadana wararka aan heleeno waxay sheegayaan in xidigtaan ay maanta u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeeda.

Waxay maanta jirsatay 25 sano gabadhaan ayadoo Bollywoodka soo galin xidigtan noqotay ayadoo maanta u dabaal dageysay sanad guuradeeda dhalasho, hadaba waxaan idiin heynaa Sara iyo xidigaha ay Bollywoodka ka taageerto.

Sara waxay taageero weyn u tahay jilayaasha kala ah Saif Ali Khan, Ranveer Singh, Shah Rukh Khan iyo Katrina Kaif halka ay filmada Bollywoodka ugu jeceshahay kala yihiin Yess Boss, Cocktail iyo Ram-Leela.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*