Waxaa soo laba kacleeyay kiiska Sushant Singh Rajput oo ay baaritaankiisa bilaaweyn qoloda CBI-da kuwaaso reer hindiya ku kalsoonaayen hadaba codsigooda waa loo tixgaliyay maxkamada sare ayaana ku wareejisay kiiskani.

Baaritaanadii CBI sameeyeen iyo wararkii udambeeyay kiiskani iyagoo goos goos ah hoos kaga bogo:

Nin kamid ahaa shaqaalaha isbitaalkii Sushant meedkiisa lagu baarayey ayaa la helay muuqaal laga duubay maalintii meedka Sushant la gubaayey ninkaan ayaa sheegay in Sushant lug ka bur bursaneed, lafta qoorta jabsaneed sido kalena dhaqaatiirtii baareena inee sheegen in kiiskani dil yahay oo atooraha la dilay.

Muuqaalkani Sushant walaashiis ayaa baraha bulshada ku faafisay maadama markii la duubay kadib aan si weyn loo buun buunin dadka badankiisana maba ogeyn.

Booliska Mumbai ayaa lagu kacsan yahay hader maadama lagu eedeyay inee kiiskani si cadaalad ah u qabanin fagtii hore waliba qaar kamid ah saraakiisha ayee CBI suaalo weydiyeen waxaana la sheegay kiiska Sushant oo dil ahaa inee ka dhigeen kiis is-dil ah.

Lasoco qodobka labaad suaalihii Rhea ay weydiiyeen CBI iyo qaabkee kaga jawaabtay!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here