Surveen Chawla waa mid kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka waxayna ku caan baxday filimkii Hate Story 2 markee sameysay kaaso muuqaalo dareen xsd dhaaf ah kujireen waana mashruuc caan ah oo taxano ah.

Surveen ayaa shalah afka furatay iyadoo Tv wareysi siineyso kaamerada horteeda ayeena waxyaabo badan dadka ka qarsoonaayeen goobta ka sheegtay waxay sheegtay in 5 jeer kala duwan Filimsameyaal anshax xumo kula kaceen.

Seddex waa koonfur India halka 2 kalena Bollywood yihiin waana waayihii ay shaqlo la’aanta ahed inee atiriisho noqotana ay rabtay bal aan iyada u deyno si ay inooga sheekeyso dhacdooyinkan.

“Waxaan ahaa gabar yar oo fanka inee soo gasho rabtay aqoon badana u laheyn waxa fanka ka dhex dhaco hadafkeyga atiriishonimo ayuu ahaa balse niman ayaa iga faaideysteen daruufta iheysatay aawged iyo anoo jaahil ka ahaa fanka sida loola macaamulo.”

Surveen Chawla on her casting couch experience: A director wanted to see how my cleavage looked

Seddex Director koonfur ah iyo labo Bollywood ah saqajaanimadii ay igula kaceen marnaba ma ilaawi doono markaan xafiiska shaqada tago si boos aan oga helo Filimsameye filimkiisa waxuu ku geena qol gaar ah.”

Kadib waxuu idhahay aniga dharka dhig, dhexdaada ayaan arkaa inaa atiriisho u qalantid qurux ahaan markaas ayuu kaa faaideysana oo gacan kula soo aada kadib cajirka itus ayuu idhahay.”

“Kaaga daran mid ayaa idhahah rajabeetada fur xabadkaada itus waa hadalo iga yaabiyeen markaan maqlay waligeyna ma ilaawi doono intaan noolahay nimankaan halaga qabto gabdhaha ayee gacma gacmeyaan intee qol ku xirtaan jirkaada itus dharka dhig ayee ku leeyihiin waa in sharciga lala tiigsada kuwaani kale.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here