Home » Wararka Maanta » Dharmendra” Mumbai Waxan U Imid Oo Riyadaydu Ahayd Inan Noqdo Sida Dilip Kuma”

Dharmendra” Mumbai Waxan U Imid Oo Riyadaydu Ahayd Inan Noqdo Sida Dilip Kuma”

Sunny Doel Iyo Bobby Deol Aabahooda Nin Lagu Magacaabo Dharmendra Ayaa Waxa Uu Ka Yimid Punjab Si Uu U Tijaabiyo Nasiibkiisa Dhanka Aktarnimo Sababtoo Ah Markuu Arkay Filimka Dilip Kumar Kaaso Lagu Magacaabo Jugnu

Isagoo Dharmendra Joogi Waayay Punjab Isagoo Lacag Kasoo Amaahday Asxaabtiisa Taajiriinta Ahaa Xilligaas Iyo Aabihiisa Oo Xilligaas Ahaa Macalin Sidaas Ayuu Ku Yimid Mumbai

Ka Dib Waxaa Uu Noqday Mid Ka Dhabeeya Hamigiisa Qayb Ka Mid Ah Dharmendra Ayaa Sheegay In Mumbai Uu Yimid 60 Sano Ka Hor Isagoo Riyadiisu Ahayd Inuu Noqdo Dilip Kumar

Ka Dib Waxan Ogaaday Inaysan Macquul Noqonayn Sababtoo Ah Waxa Kaliya Jiray Weligiisana Jiri Doona Hal Dilip Kumar Dhanka Shaqada Dharmendra Filimkii Ugu Dambeeya Ee Lagu Arkay Waxa Uu Ahaa Yamla Pagla Deewana Phir Se