Dharmendra oo kamid ah 8 Megastars taariikh ahaan Bollywoodka soo mareen ayaa dhowaan ka sheekeyay noloshiisa xiligii ugu xumeyd waxuuna dhacdadan ka sheegay barnaamij Tv-yada kabaxa oo halyeeygan lagu casuumay noloshiisana dib loo xasuusiyay.

Heesihiisaha ugu caansan qaar kamid ah ayaa goobta laga qaaday waxuuna yiri isagoo noloshiisa hore xiligiu xumeyd soo xusuustay,”waxaan xusuustaa maalmihii nolosha xaalka igu xumaa ee aan hoy ka dhigan jiray misane seexan jiray garaash.”

“Mumbai ayaa shaqo u imkd anigo doonaayey inaan Bollywoodka soogalo balse guri kuma laheen magaalada Mumbai sidaa aawged 200 Rupees ayaa qol la iiga kireeyay ama la iiga ijaaray garaash caan ah oo Mumbai ku yaalay mana ilaawi karo xiligaas.”

Dharamji waa Megastar isqaraabeysi aan shirkada ku imaanin sido kalena waxuu kasoo jeeda Punjab waxuuna la shaqeyay halyeey caan ah aflaam taariikhi ahna wuu ka tagay waxaana xusid mudan 70-maadkii inuu hogaanka u hayey awooda fanka hindiya meesha hader Salman Khan fanka ka joogo ayuuna Dharam xiligaa fanka hindiya ka joogay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here