Home » Nolosha Jilaayaasha » Dharmendra, Sunny Iyo Bobby Oo Goobta Goos Gooska Filmka Ku Imaaden Mootadoda Caanka Ah!!

Dharmendra, Sunny Iyo Bobby Oo Goobta Goos Gooska Filmka Ku Imaaden Mootadoda Caanka Ah!!

Waxaa maanta lasoo bandhigay goos gooska dhameestiran filmka Yamla Pagla Deewana Phir Se oo ay hogaamiyaal ka yihiin Dharmendra, Sunny Deol iyo Bobby Deol.

Mashruucan taxanaha ah qeybtiisa sedexaad waxaa la daawan doona  31 bishaan Aug waana mashruuc shactiro ah oo ilaa hada si weyn YouTube-ka looga daawanayo goos gooskisa.

Hadaba reer Deol ayaa goobta filmkaan goos gooskisa lagu soo bandhigayey ku yimaadeen mootadooda caanka ah waxaana wada saarnay Dharmendra, Bobby iyo Sunny Dharaamji dadka waxuu u muujinayaa inuu wali yar yahay waana 82 jir aan ka muuqan da’diisa.

Halkaan hoose ka daawo sawirada xiisaha leh ee xidigahan maanta laga soo qabtay: