Zareena Khan ayaa wareysi ay dhawaan bixisay ku sheegtay in loogu yeeray Katrina Kaif muuqaalkeeda kaaso inta badan lagu aqoonsanayn marka aysan ka shaqeynaynin.

Waxay sidoo kale muujisay inay aad ugu faraxsanaan lahayd hadi Katrina aysan ku jirin lahayn Bollywood. Sida ay sheegtay, waxaana arintas u sabab ah inay Katrina ay mar waliba lagu qaldo iyada

Sida Zareen oo kale, waxaa jira jilaa kale oo isna sidan oo kale loogu calaamadeeyay wana aktarka Harman Baweja. 

Waxaa badanaa loogu yeeraa inuu yahay Hrithik Roshan mid shabaha. Xitaa wuxuu shaaca ka qaaday in isbarbardhiga noocaas ah ay saameyn ku yeelatay isaga.

Tani waxay ku kordhin kartaa culeyskooda jira inay naftooda ku aas aastaan ​​shirkada Bollywood labaduba waxay iskudayeen intii karaankooda ahayd inay abuuraan aqoonsigooda gaarka ah laakiin way adkaatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here