Dhoola Cadeenta Deepika Airport-ga Dhexdiisa Ma Ranveer Ayaa U Sabab Ah (+Sawiro)

Deepika Padukone ayaa maanta sawiro laga soo qabtay xili ay kasii baxeysya Airport-ga Mumbai dabcan safar aye ahed ayadoo ku labisneed labis soo jiidsho leh.

Balse dadka goobta kusugnaayeen iyo saxaafada waxaa soo jiiteen dhoola cadeenta iyo farxada wajiga Deepika ka muuqday taaso dadkii farxad galisay maadama qosolkeeda iyo labiska aad isugu baxeen.

Saxaafada sawiro kama soo qaban Ranveer Singh oo xidigtaan Airport-ga keenay maadama usaamixi weyday ine sawiro ka qabtaan jilaagan ayaasaaxiibtisa keenay goobta si dhaqsi ahna kaga tagay.

Farxada wajigeen ma waxaa sabab u ah Ranveer oo soo dhaweyay waa suaasha saxaafada is weydinayaan, halkaan hoose kaga bogo sawirada Deepika laga soo qabtay..

IMG_2681

IMG_2690

IMG_2694