Atiriishada caanka ah Deepika Padukone ayaa ka qeyb gashay xaflad lagu casuumay dhowaan oo waliba abaal marin gaar ah lagu gudoonsiiyay waxayna goobta kaga soo muuqatay labis inaba aan caadi ahen oo soo jiidasho leh dadkoo dhana ay iyada ku mashquuleen.

Kooxaha saxaafada qaarkood ee taxliiliyaan labiska atiriishooyinka ayaa sheegen in labiska Deepika qiimo ahaan ku fadhiyo 2.26 Lakh oo u dhiganta $300K dollar ahaan waana lacag aad u fara badan in laga iibiyo labiska Deepika ee idiin muuqda.

Hadaba gudaha Somalia marka aad joogta lacagtaas goobo qaarkood waxaad kaga heli kartaa guri dabaq ah oo aad ku iibsan kartaa misane baabuurkiisa la jiro ama dhulbanaan oo weyn balse Deepika hal joog ayee lacagtaas dhan ku iibsaneysaa waa arin cajiib ah.

Dhanka shaqada xidigtaan waxay qasaaro xoogan kala kulantay mashruucan Chhapaak ee tiyaatarada ka dagi rabo waana Filim bur buray ganaci ahaan oo Deepika qarash gareeye katahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here