Raj Aryan Iyo Megha Lamaanayaasha Quruxda Badan Ee Aan Ku Aragnay Aflaamo Badan Oo Classic Sida Devdas Oo Ay Watayn Doorarkii Walaalaha Loogu Yeerayay Max Iyo Shirlee Filimkii Josh

Iyadoo Labadan Shah Rukh Khan Iyo Aishwarya Rai Bachchan Ay Ahaayeen Labo Ka Mid Ah Lamaanayaasha Loogu Jeclaa Inay Ku Midoobaan Shaashada Horteeda

Waxaana Ay Ku Midoobayn Bilowgii Qarnigan 2000 Oo Ay Kasoo Muuqdayn Heestii Caanka Ahayd Ishq Kameena Ay Ku Jirtay Filimkii Shakti Maanta Waxan Idin Soo Gudbinaynaa Aflaam Ay Wada Saxiixdayn Labadooda Laakiin Shah Rukh Khan Uu Ka Bixiyay Aishwarya Aflaamtaas

Chalte Chalte 2003

Kan Ugu Horeeya Waa Filimkan Iyadoo Xaqiiqda Ka Dambaysa In Aishwarya Filimka Srk Ka Saaro Waxa Ahayd Ka Dib Markii Aishwarya Saaxiibkeeda Xilligaas Salman Khan  Oo Isagoo Cabsan Yimid Iyadoo La Bilaabin Lahaa Duubista Filimkaas

Sidoo Kale Waxa Uu Bur-Buriyay Alaab Ka Mid Duubista Filimkas  Srk Isagoo Tix-Gelinaya Iyo Sidoo Kale Isagoo Doonayn Inuu Filimkiisa Qalalaase La Kulmo Waxa Uu Mashruucas Ka Saaray Aishwarya Waxa Uuna Ku Badalay Rani Mukerji

Veera Zaara

Kani Waa Mid Kale Oo Saameeyay Dhibaatada Xiriir Jaceyl Ee Ka Dhaxeeya Salman Khan Iyo Aishwarya Iyadoo Markii Hore Aishwarya Saxiixatay Filimkan Iyadoo Wada Duubis Aya Qof Badalay Wax Walba Oo Uu Qofkas Aha Sababtoo Ah Waxaa Laga Cabsi Qabay Cabsi Filimka U Keeni Karta Dib-U Dhac Midaaso Ku Qasabtay In Lagu Badalo Preity Zinta Doorkeeda Filimkas

Iyadoo Ay Jiraan Mashruucyo Kale Ee Shah Rukh Khan Iyo Aishwarya Ku Midoobi Lahaayeen Laakiin Srk Ka Saaray Aishwarya Aflaamtaas Iyadoo Waxaana  Ka Mid Aha Filimka Kal Hoo Naa Ho Oo Lagu Badalay Preity Zinta Midaaso Aishwarya Si Weyn Ugu Carootay

Aishwarya Ayaa Ka Aarsatay Shah Rukh Khan Ka Dib Markii Loosoo Bandhigay Inay Saxiixato Filimka Happy New year Kasoo Ay Ku Gacan-Seertay Farah Khan Midaaso Sabab U Ahaa Srk Oo Filimkan Hogaamiye Ka Iyadoo Ay Diidanayd Inay La Shaqeesa Isaga Oo Horey U Aqoon-Saday Mashruucyo Waa Weyn

Laakiin Markii Dambe Waxay Noqdayn Kuwa Heshiiyay  Oo Iska Hilaamaya Wax Walba Oo Xumaan Oo Dhex-Tiilay Ka Dib Waxay Shaashada Wadaageen Filimkii Ae Dil Hai Mushkil Kaaso Hogaamiye Ka Ahaayeen Ranbir Kapoor Iyo Anushka Sharma Kohli Halka Shah Rukh Khan Uu Muuqaal Marti Ku Lahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here