Dilip Kumar iyo xaaskiisa Saira Banu waxay la wadaageen warbixin caafimaad oo ku saabsan walaalkiis, Ehsan Khan. Jilaaga halyeyga Dilip Kumar xaaskiisa Saira Banu, ayaa sheegtay in walaalkiis, Ehsan Khan, uu “ku dhibtoonayo ICU” ka dib markii uu kudhacay Covid-19 horaantii bishaan.

Walaalkiis kale, Aslam Khan, oo sidoo kale laga helay cudurka fayruska ah, ayaa dhintay subaxnimadii Jimcaha. Wareysiga ee siisay The Times of India, Saira Banu waxee ku sheegtay in qoyska ay ku adkaatay inay ka baaraandegaan kahor inta uusan udhiman Viruska Aslam Khan. Waa wax nasiib darro ah in Aslam bhai uu ku dhacay Coronavirus; runtii garan mayno sida loola tacaali karo khasaaro kugusoo foodleh.

Illaahay nabad haku nasiyo. U soo duceeya Ehsan oo ku dhibtoon ICU. Neef buu qabaa. Waxaan Rajeynaa inuu kusoo laabto guriga

Dilip Kumar waxaa markii ugu dambeysay lagu arkay shaashada weyn magaalada Qila sanadkii 1998. Waxaa lagu sharfay Abaalmarinti Dadasaheb Phalke sanadkii 1994 iyo Padma Vibhushan sanadkii 2015. Azam iyo Naya Daur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here