Atiriishada Payal Gosh ayaa dhowaan soo dacweysay Filimsameye Anurag Kashyap waxayna sheegtay xili ay qol wada joogeen labadooda kaliya inuu baahidiisa rabitaan ubandhigtay.

Markee a diiday dalabkiisa ayuu iskudayey inuu faraxumeeyo iyo xoog inuu la galo sido kale gabadhaan waxay sheegtay inuu yahay ninkaani agaasime saqajaan ah oo haweenka gacantiisa aan kala xishoon meelo munaasab aheena la aado xili walbo.

Hadaba atiriishadan kaliya ma ahan kuwa badan ayaa liiska kujiraan oo ilaa sanadkii hore Filimsameyahan ku dhaganaayen sidaa aawged Anurag waa loo yeeray.

Marka hore suaalo ayaa la weydiinayaa xafiiska dambi barista ayuuna tagi doonaa beri sida wararka sheegayaan kadib hadii sheekadiisa cuslaato heer maxkamad inee ugudubto ayaa macquul ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here