Director Ram Gopal Varma waa mid ka mid filim sameeyaasha kuwooda ugu caansan ee ku dhex jira fanka india sidoo kle ninkan waxaa lagu tiriya shaqsiyaadka ugu muran badan fanka india

waxaana xili walba uu jecel yahay inuu ku digto ama uu weeraro jilayaasha Bollywoodka isagoo lagu xasuusto weerarkii uu ku qaaday aktarka Tiger kaaso uh ku tilmaamay inuu yahay nin aan dhamaystirnayn kaaso jecel inuu xili walba xabadkiisa banaanka soo dhiga

iyadoo arintas lala yaabana ayaa ninkan hadda waxa uu ku digtay aktarka NTr jr kaaso ka mid ah jilaayaasha ugu caansan fanka Telugu kaaso dhawaan soo dhigay sawir isagoo feero qaawan

waxaana sawirkan aragti ka dhiibtay Ram Gopal isagoona sheegay hadalo u muuqda kuwa uu ku diganaayo aktarkan waxaana u yiri ”  Ntr wan ku salaamay waxad tahay shaqsi fiican aniga ma ihi Gay ( nin aan dhamaystirnayn ) laakiin waxan doonaya inan hadda ka dib midas noqdo ka dib markii aan arkay sawirkaaga

mana ahan markii ugu horeesay ee ninka uu weeraro ama uu ku digto shaqsiyaad caanka waana arin uu caado ka dhigtay……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here