Home » Nolosha Jilaayaasha » Disha Patani Gaariga Ay Saarantahay Qeybta Gadaal Tiger Shroff Ayaa Isku Qarinaayo (+Sawiro)

Disha Patani Gaariga Ay Saarantahay Qeybta Gadaal Tiger Shroff Ayaa Isku Qarinaayo (+Sawiro)

Sidaan wada ognahay Tiger Shroff iyo Disha Patani waxaa ka dhaxeyo xiriir qarsoodi ah ayagoo diiden inee xiriirkooda shaaca ka qaadan.

Lamaanahan si qarsoodi ah ayee u kulmaan sido kalena intii ay duubayeen filmka Baaghi 2 halmar xita kuma aysan wada sheekesan goobta ay filmka ku duubayen ayagoo xiliyo kala duwan goobta imaan jireen waxayna aad u neceb yihiin in saxaafada iyo dadka hadal hayaan xiriirkoda.

Sidaa awged xalay waxaa sawiro laga soo qabtay Disha oo magaalka dhex socota xili ay gaarigeda saarantahay balse saxaafada wey awoodi waayen in ay ogaadan dadka qeybta gadaal gaariga saarnaa.

pjimage (68)

Hal shaqsi waa duma qof kale ee ku begna kursiga DIsha ayee saxaafada soo saari wayen maadama qofkaas is qarinaayey waxayna ku qayaaseen inuu ahaa Tiger Shroff maadama uu xili walba iska qariyo saxaafada marka uu Disha la socdo sida aad sawirada ka aragtana waa shaqsi is qarinaayo.

pjimage (69)

Dhanka shaqada Tiger waxaa bisha Nov usoo bixi doono Student of The Year 2 oo ah film uu iska leeyahay Karan Johar TIger-na laga filanaaayo inuu guul wacan gaarsiin doono…