Home » Nolosha Jilaayaasha » Disha Patani, Kriti Sanon, Bhumi Iyo Jilayaasha Da’dooda 30 Kahoosesa Ee Ugu Guulaha Badan Bollywoodka Qeybti 2aad (+Sawiro)

Disha Patani, Kriti Sanon, Bhumi Iyo Jilayaasha Da’dooda 30 Kahoosesa Ee Ugu Guulaha Badan Bollywoodka Qeybti 2aad (+Sawiro)

Bollywoodka sanad walba waxaa soo galaan jiil cusub kuwaaso qaarkodna guulo wacan ka gaaran fanka halka kuwa kalena ku fashilmaan wax qabadkooda.

Hadaba waxaa jiraan jilayaal badan oo guulo wacan ka gaaren BOI sido kalena aflaamtoda darajo wanaagsan gaaren balse maqaalkena waxuu kusaleysanyahay ama ka hadlaa jilayaasha sanadkooda ama da’dooda ay ka yarthay 30 sano uguna guulaha badan Box-office-ka.

Ayagoo wadarta guud ee aflaamtoda ganacsiga ay sameyeen lacago badan soo xareyeen waxaana jilayaashas hogaanka u hayaan Anushka Sharma ,Alia Bhatt, Tiger Shroff iyo waliba Parineeti Chopra.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Jilayaasha 30 sano Kayar Ee Box-officeka Ugu Guulaha Badan Iyo Maqaalka Qeybtiisa Labaad:

Disha Patani:

disha patani

Sanadkeedu waa 25 jir

Filmada ay sameysay waa 2 film

Guud ahaan filmadeda lacagaha ay Box-officeka kakeene wada ahaan waa 269 Crore + (FilmkaBaaghi 2 ganacsigiisa wali waa socda)

Hit-keeda ugu weyn waa filmka Baaghi 2 oo ganacsigiisa wali socda haatana maraya 150 Crore(Blockbuster)

Kriti Sanon:

kriti sanon

Sanadkeedu waa 27 jir

Filmada ay sameysay waa 4 film

Guud ahaan filmadeda lacagaha ay Box-officeka kakeene wada ahaan waa 246 Crore

Hit-keeda ugu weyn waa filmka Dilwale oo keenay 139.97 (Semi Hit)

Bhumi Pednekar:

bhumi pednekar

Sanadkeedu waa 28 jir

Filmada ay sameysay waa 3 film

Guud ahaan filmadeda lacagaha ay Box-officeka kakeene wada ahaan waa 204 Crore

Hit-keeda ugu weyn waa filmka Toilet: Ek Prem Kataha oo keenay 132.07 (Super Hit)

Kartik Aaryan:

kartik aaryan

Sanadkiisu waa 29 jir

TIrada film uu sameyay waa 6 Film

Wadarta guud lacagaa filmadiisa ay Box-office-ka keenen waa 186 Crore

Hit-kiisa ugu weyn wa filmka Sonu Ke Titu Ki Sweety 100 Crore inuu wax kudarsado ayaa macquul ah (Blockbuster)

Dhamaad…