Inaba caadi ma ahan soo jiidashada shaashada ay lasoo gashay atirishada lagu magacaabo Disha Patani oo hees kala kacsan ka qaaday filimka Baaghi 3 waxaana heeskan lagu magacaabaa Do You Love Me waana hees qaab kala kacsan loo diyaariyay.

Disha Patani halkan hees kaliya ayay ku leedahay filimka Baaghi 3 oo la daawan doono 6 Maarso 2020 waxaana hogaamiye ka ah Tiger Shroff oo ay ku wehliyaan mashruucan taxanaha ah Shraddha Kapoor iyo Retiesh Deshmukh waxaana Director ka ah Ahmed Khan.

Heeska Do You Love Me waxaa ku luqeeneyso Nikhita Gandhi halka Tanishk Bagchi muusigada sameeyay waana hees haatan baraha bulshada siweyn u heesato iyo gaar ahaan barta Youtube-ka waxaana la falanqeenayaa sida Disha Patani u shidan tahay iyo qaabka heeskan loo diyaariyay.

Fadlan hoos ka daawo kadibna fikirkaaga nala wadaag heeska Do You Love Me ee hadal heynta Baaghi 3 sare u qaaday iyo bandhiga Disha Patani:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here