Amitabh Bachchan ayaa sidii caadada u aheyd ciida Diwaliga xaflad ku qabtay gurigiisa waxaana kasoo qeyb galay shakhsiyaad caan ah oo lagu casuumay.

shakshsiyaadkii imaadaky waxaa kamid ahaa Akshey Kumar, Shahrukh Khan, Katrina Kaif iyo kuwa kale oo badan hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo bandhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here