Filimka Ayushmann Khurrana hogaamiyaha ka yahay Dream girl ayaa sameeyay sare u kac 75% sabtigiisa labaad wuxuuna keenay 9 crore.

Dream Girl ganacsiga uu sameeyay sabtigiisa labaad wuxuu wadarta guud keenay 84 crore waana ganacsi u dhow midka uu sameeyay Chhichhore isbuuciisa labaad.

Dream Girl wuxuu ku xoogan yahay Delhi / UP  wuxuu kasoo xareeyay 25 crore sidoo kalena maanta waa axad wuxuu jaanis u heysta inuu ka sameeyo ganacsi waali oo uu ku garaaci karo filimka Chhichhore.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Dream Girl isbuuciisa labaads ganacsiga uu sameeyay.

Jimco- 5 crore

Sabti – 9 crore

Wadarta guud – 83.75 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here