Ayushmann Khurrana filimkiisa inaba caadi ma ahan sida uu u gadmaayo waa lama joojiyaan waxuuna hader noqday filimka 4-aad lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa labaad seddexda maalmood ee ugu horeyso.

Waxaa Dream girl ka sareyaan dhanka lacagaha aflaanta kals ah Kabir Singh, Uri iyo Mission Mangal waxaana kusoo xigo Dream Girl oo ah filimka afaraad todobaadka labaad seddexda maalmood ugu horeyso lacagaha ugu badan keenay 2019.

Mudo 10 maalmood ah hader 95 Crore ayuu ku keenay mashruucan waana SUPER HIT sida shabakada BOI ku dhawaaqday waxuuna hader doonayaa siduu kusoo qaban lahaa Badhaai Ho si uu u noqdo Ayushmann filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo.

Hoos kaga bogo Dream Girl ilaa hada ganacsiga uu gudaha India ka sameeyay soona daabacday BOI:

Todobaadka Kowaad: 70.12 Crore (Rasmi)

Jimco labaad: 5 crore

Sabti labaad: 9 Crore

Axad Labaad: 10.75 Crore

Wadarta Guud: 94.87 Crore (Trade Figure) (Qiyaas Ahaan)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here