Aktarada Kajol iyo Shruti oo saxaafada la hadlaayay ka hor filimkooda gaaban ee Devi ayaa ka war bixiyay

Markii wax laga weydiiyay in dumarka loola dhaqmo si ka duwan sida ragga loola dhaqmo, Kajol ayaa ku jawaabtay iyadoo leh, “Haa farqi baa jira. Mana dhihi karo kaliya waxay ka jirtaa cadaalad darrada filimaanta. Si guud ahaaned dumarka India xaquuqdooda waalagu tuntaa.

Waxay intaas raacisay, “Wax walbaa way ahaayeen oo wali si habsami leh ayay u socdaan waxaana laga fikiraa in dumarka ee ka liitaan ragga eesan qaban karin waxa ee ragga qabtaa,waxaa jira fikir badan oo kala duwan.

Atariishasa Shruti Haasan ayaa iyadana tiri: “Sida Kajol oo kale aragtidaas ayaan qabaa, Taasi waxay quseysaa dhaqanka aadanaha guud ahaan .. “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here