Home » Arimaha Bulshada » Dumarka macalimiinta ah maxay marwalba galmo ula sameeyaan ardaydooda (Akhriso qisadaan ka dhacday Mareykanka)

Dumarka macalimiinta ah maxay marwalba galmo ula sameeyaan ardaydooda (Akhriso qisadaan ka dhacday Mareykanka)

Macalimad 32 sanno jir ah ayaa kasoo muuqan doonta Maxkamad ka dib markii lagu soo eedeeyey inay galmo qasab ah la sameysay wiil ka mid ah ah ardaydeeda oo 13 sanno jir ah.

Macalimaddaan ayaa si qarsooni ah xiriir ula sameysay wiilkaan, waxayna isaga iyo wiil kale oo saaxiibkiis ah ku casuumtay gurigeeda, halkaasoo ay ugu daartay aflaanta qacda ah.

Ka dibna waxay wiilkaan ka mid ah ardaydeeda ku qalqaalisay inuu galmo la sameeyo ka dib markii uu ka tegay saaxiibkiis.

Shilkaani wuxuu ka dhacay Siloam Springs, Arkansas oo dalka Mareykanka ah, waxaana macalimadda falkaan geysatay lagu magacaabaa Mary F McCormick taasoo haatan xabsi ku jirta.

Mary F McCormick ayaa lagu eedeeyey inay ugu yaraan laba jeer galmo la sameysay wiilkaan aan la magac dhabin ee ardaydeeda ka mid ah kaasoo aan qaangaarin maadaama uu 13 sann jir yahay. Waxaana la hayaa farriimo ay labadoodu isdhaafsadeen oo ay ku qalqaashaneyso wiilkaan.