Home » Hollywood News » Ed Sheeran “Beyonce Isbuuc Walba Waxay Bedeshaa Ciwaanka Email-keeda” (Wareysi Xiiso leh)

Ed Sheeran “Beyonce Isbuuc Walba Waxay Bedeshaa Ciwaanka Email-keeda” (Wareysi Xiiso leh)

Fanaanka caanka ah ee Ed Sheeran ayaa sheegay in fanaanada kale ee ah Beyonce inee iska bedesho ciwaanka Email-keeda isbuuc walba.

labadaan fanaan ayaa ku midoweyn inee soosaaran Albumka heesaha ah ee ‘Prefect’ hadaba Ed Sheeran oo ah qof kuxiran Beyonce marwalaba xaalkeda og ayaa arinkaan ka dhawaajiyay xili uu saxaafada wareysi siinaayey.

Ed Sheeran wuxuu yiri,” Beyonce isbuuc walba wey iska bedeshaa ciwaanka Email-keeda mana aqaan sababta aniga waxaan ahay qof kuxiran oo had iyo jeer la xariira maadama wada shaqeyn naga dhaxeyso.’

“Sidaan wada ognahay bishii June Beyonce waxay dhashay labo caruur oo mataano ah September na heeskii howsha aan ka wadnay ayaan gabagabeynay mudadii intaas udhaxeysay waxaan arkay Beyonce isbuuc walba ayadoo bedesho ciwanka Email-keeda.”

Waxaa Jawaab laga sugaaba waa Beyonce iyo hadalkaan waxa ay kadhahdo ayadoo laga rabo sababta kukaliftay arinkaas….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *