Engin Akyurek waa jilaa Turkish caan ah wuxuuna hogaamiye kayahay taxanaha Sefirin Kizi kaasoo siweyn haatan loogu xiranyahay.

Jilaagaan oo aan wax xiriir muuqdo laheyn ayaa wuxuu caan ku yahay inuu xiriir la yeesho atariishooyinka uu taxanaha la jaayo waxaana soo baxday toogtaan inuu xiriir la leeyahay atariishada taxanaga Sefirin Kizi lawado misna xaaskiisa ku mataleyso taasoo lagu magacaabo Tulin Yazkan.

Engin iyo Tulin ayaa la arkay iyagoo gacmaha si wadajir isku heystaan taasoo durba loo qaatay in xiriir ka dhaxeeyo marba hadii ay gacmaha is heystaana ay toos u iclaaminayaan xiriirkooda.

Hadaba akhristow sidee u aragtaa xiriirka cusub ee Engin iyo Tulin??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here