Faa’iidada Kriti Sanon waa khasaaraha Deepika Padukone iyo sida ay ku dhacday arinkaan.

0
940

Filimka Adipurush waxaa hogaamiye ka ah Super Star Prabhas waxaana ku wehliyo Saif Ali Khan oo laadar ka noqon doono balse waxaa la isku heystaa doorka atariishada koowaad ee filimka.

Filimka ayaa wuxuu leeyahay labo atariisho waxaana markii hore la qorsheeyay in Deepika atariisho ka noqoto balse waxaa gadaal looga soo daray Kriti Sanon oo natali doonto doorka Sita.

Hadaba maxay tahay sababta arinkaan khasaaro ugu tahay Deepika?

Doorka Sita aa la siiyay Kriti sababta Deepika qasaaro ugu tahayna waa labo mid:

In Filimka atiriisho kale lasoo gashay loolan ayaa jiraayo marba hadii labo atariisho yihiin.

In doorka Sita xoogaa inuu macyahay una muuqdo in Kriti inuu ka saameyn badanyahay doorka Deepika ayadoona doorka Sita lala jeclestay Kriti Sanon maadama Deepika ay ka yartahay iyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here