Salman iyo-Aishwarya Mid ka mid ah lamaanayaasha ugu muranka badnaa Bollywoodka, Aishwarya Rai iyo Salman Khan ayaa lahaa xiriir xun oo aan si fcn kudhamaan.

Aktarada ayaa ku eedeysay Aktarka inuu si jireed u dhaawacay oo gacan qaad badnaa. Sanadkii 2001, goobjoogayaal ayaa sheegaya in Salman uu gaaray guriga Aishwarya isagoo albaabka guriga si waali ah ugaraacay .

Film ayaa usocday oo ay kujileesay gurigeeda illaa 3 AM ka dib markii ay u oggolaatay inuu soo galo. Sidee goobjoogayaal sheegeen Salman wuu xanaaqsanaa sababtoo ah mudo ayuu banaanka taagnaa,. Sallu wuxuu doonayey Ash inuu u ballan qaado inuu guursanaayo, halka iyadu aysan xiiso uqabin xiligaa guur. Dhowr jeerna ee iska meermeerisay

Burburkoodi xariirka waxuu isku bedalay mid fool xun, Salman wuxuu ka soo muuqday goobti lagu duubayay filmkii Shah Rukh Khan ee Chalte Chalte, wuxuuna isku dayay inuu Ash ka jiido goobta. Tani waxay keentay in atariishada laga saaro filimka laguna badalo Rani.

Labaduba way katageen goobta Ashwariyaa waxee bilaawday kuxumeen darteyd inee shukaansato Vivek Oberoi. Tani waxay horseeday shirkii jaraa’id ee sumcad xumada lahaa ee uu qabtay Vivek, halkaas oo uu kusheegay warbaahinta oo xaadir wada ah in Salman uu dhibaateeyay xariirkooda .

Waa mid kamid ay fadeexooyinkii ugu waaweynaa fanka Bollywoodka kadhaca

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here