Waxaan kasoo gudubna one Decade ama 10-sano xiriir ah (2010-2019) waxaana 10-sano daawanah aflaam kala duwan oo Bollywood-ka sameyeen misane isugu jiraan kuwa fiican iyo kuwa xunba.

Shabakada Pinkvilla ayaa soo daabacday 10-Filim ugu xumaayeen ee la daawaday intii udhaxeysay 2010-2019 maqaalkan ayeena ugu talo gashay inee ku madadaalan aohristayaasheeda maadama Hindiya karantiil mudo 21-maalmood ah kujiraan.

Hadaba maqaalkan oo aan kasoo xiganay shabakada waxaa kuxusan aflaam kala duwan oo laga yaabo qaarkood inaad daawaatay hadiise aadan horey u daawanin waxba hada kadib waqti ha isaga lumin waayo 100% shabakada wey ku saxantahau xulashada aflaamtan waa kuwa sheeko nuxur ah laheen sido kalena uma qalmaan in la daawado marka laga reebo jilayaasha oo doorarkooda kaga run sheegen mooyee.

Fadlan hoos kaga bogo magacyada iyo kaartooyinka Filimadan dabcan qaarkood inaa daawatay ayaa macquul ah waxaana xusid mudan in aflaamtan badankooda Box-office-ka ku fashilmeen ganacsi ahaan waayo daawadayaasha wey iska diideen.

1920 London

1921

Himmatwala

Humshakals

Tees Maar Khan

Department

Roy

Teraa Surroor

Tubelight

Sarkar 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here