Fahriye Evcen oo markii ugu horeysay baraha bulshada soo dhigtay sawirada wiilkeeda Karan kaasoo ay u dhashay jilaaga Burak Ozcivit.

0
1748

Fahriye Evcen waa mid kamid ah atariishooyinka ugu caansan Turkiga waxaana qabo jilaaga Burak Ozcivit oo haatan uu u socdo taxanaha Kurulus Osman.

Fahriye iyo Burak ayaa is guursaday sanadkii 2017dii waxayna wiilkoodii ugu horeeyay isku dhaleen bartamihii sanadkaan 2019ka balse wax sawiro lagama soo bandhigin.

hase yeeshee Fahriye ayaa markii ugu horeysay wiilkeeda sawiro kasoo bandhigtay kaasoo ay siwadjir uga soo muuqdeen labadooda waxaana siweyn loo dareemi karaa in wiilka uu u egyahay aabihiis Burak Ozcivit.

hadaba halkaan hoose ka daawo sawirada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here