Fanaanada caanka ee Cardi B oo la faro xumeeyay.

0
1377

Fanaanada caanka ee Cardi B ayaa shaaca ka qaaday in hada kahor la fara xumeeyay.

Cardi B oo toogteeda ka qeyb galeysay barnaamijka caanka ah ee MeToo kaasoo dumarka la faraxumeeyay cabashadooda kusoo bandhigaan ayaa sheegtay in hada kahor la faraxumeeyay.

Sida uu qoray wargeyska Daily Mail Card B ayaa sheegtay xili ay majalada sawiro u duubeysay uu sawirqaadaha majalada isku dayay inuu usoo dhawaado sidoo kalana gacmaha lasoo galay balse ay ku qeylisay iskana difaacday.

Cardi B ayaanan marnaba magacaabin majaladaas iyo sawir qaadahaas balse waxay sheegtay in mardambe la shaqeynin sawir qaadihii isku dayay inuu faraxumeeyo balse xadkiisa geysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here