Fanaanka Nick Jones Oo Xaqiijiyay Faraanti-Geliska Isaga Iyo Priyanka chopra

 

Arrintaan Ayaa Noqotay Mid Qabsata Majaladaha Walba Iyadoo Faraanti-Geliska Priyanka chopra Iyo Nick Jones Laga Dhigay Inuu Dhaco Maalinta Ay Tahay Dhalasha Priyanka Chopra

Laakiin Dad Badan Ayaa  Qorayaan Sirta Ka Dambaysa Faraanti-Geliskan Laakiin Wax Rasmi Ah Ma Jirin Iyadoo Ay Ahayd Warar Xan Ah Oo  Ku Saab-San Iyadoo Qaar Ay Ku Sheegayn In Faraanti-Geliska Uu Yahay Mid Priyanka Ay Ku Gambanayso Si Ay U Diido Filimka Bharat

Laakiin Wax Walba Waxa Rasmi Ka Dhigay Fanaanka Nick Jones Isagoo Wareysi Bixinaya Yiri “Inan La Haado Qoys Waa U Jeedadayda Kowaad Ka Dib Waxa Uu Ka Hadlay Aarinta Faraanti-Geliska Waxa Uu Yiri Waa Mid Aan Rajeenayo Inay Dhacdo Laakiin Waqtiga Ku Haboon Tahay Inay Dhacdo Niima Sheegi Karo.

Midaas ayaa Ah Mid Nagu Filan Iyadoo Wararkii Xantaa Ahaa Ee Ku Saabsanaa Priyanka Chopra Iyo Nick Jones Ee Faraanti-Geliskooda Uu Meesha Ka Baxay Ka Dib Hadalka Uu Ku Xaqiijiyay Nick Jones Oo Ah  in Uu Mar Dhow U Dhici-Doona Faraanti-Geliskooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*