Fardeen Khan waxa uu soo maray xilli u ka mid aha aktarda usoo if-baxaysay Bollywood-ka laakiin dooqihiisa xulashada aflaamta ayaa ka dhigtay Mid isaga calankiisa dhaco isagoo ugu dambaysay inuu shaashada kasoo Muuqdo Filimka Dulha Mil Gaya Sanadkii 2010

dib u laabo labo sano ka hor waxaa hadal-heynta qabsaday sawir Lasoo dhigay kaaso ah Fardeen Khan kaaso cayil weyn uu ka muuqdo kaaso dad Badan ay ku maadeystayn sida u dacayay muuqaalka jirkiisa oo noqday Mid qaabdaran.

Fardeen Khan hadda waxa uu jira 44 sano waxaa maanta laga qabtay sawir Isagoo u muuqday mid aan qabin cayil fara badan isagoo muuqaalkiisa kusoo laabatay sidii hore aan ku naqaanay sawirka waxaa Ka muuqday mid isagoo qoslaya waxan u rajeenayna inuu mar dhow shaashada Bollywood-ka ku soo laabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here