Tirada Filimada ay sameeyeen:

Fardeen: 26-Filim (5-kamid wey guuleysteen)

Aftab: 42-Filim (7-kamid wey guuleysteen)

Tusshar: 33-Filim (12-kamid wey guuleysteen)

Tirada Filimade hogaamiye ka noqdeen:

Fardeen: 7-Filim (1-kamid wey guuleysteen)

Aftab: 16-Filim (2-kamid wey guuleysteen)

Tusshar: 7-Filim (1-kamid wu guuleystay)

Tirada Filimada Hit dhameestiran u noqdeen:

Fardeen: 3-Filim (midna ma hogaamin)

Aftab: 2-Filim (midna ma hogaamin)

Tusshar: 8-Filim (1 ayuu hogaamiyay)

Biladaha shaqsiga ah:

Fardeen: 4-abaal marin

Aftab: 4-abaal marin

Tusshar: 6-abaal marin

Maqaam atoore-nimo side ukala horeyaan:

Tusshar ayaa hormaraayo maadama uu ka guulo badan yahay abaal marinadana wuu ka sareyaa, Aftab ayaa kuso xigaayo Fardeen ayaana u dambeynaayo.

Tayo qaab jiliin wanaagsan:

Filimade iyaga hogaamiye ka noqdeen marka la dhaho Fardeen ayaa wanaagsanaanayo, Aftab ayaa kuso xigaayo Tusshar na wuu u dambeyna tayo qaab jiliin ahaan filimade hogaamiye ka noqdeen.

Album-ka heesaha wanaagsan: Wey kawada simanyihiin heesaha caanka ah lkn Album guul gaaray Kasoor iyo Much Kuch Kehna Hai si weyn ayee ugadmeen waxaana kala wadaan Tusshar iyo Aftab.

Gudaha Somalia side loogu kala jecel yahay una kala horeyaan:

1-Fardeen filimadiisa ugu caansan: Hum Ho Gaye Aapke, Jungle, Khushi, Prem Aggan.

2-Aftab filimadiisa ugu caansan: Kasoor, Pyaar Ishq Aur Mohabbat, Kya Yahi Pyaar Hai, Mast.

3-Tusshar: Mucjh Kuch Kehna, Jeena Sirf Mere Liye, Kuch Toh Hai, Kya Dil Ne Kaha. Dooqada adiga xor u ah atooraha ka hesho qaab jiliinkisa iyo Filimadiisa nala wadaag intaasi waa xogta lagu kala saarayey.

F.G: seddexdooda midkoodna xidig ma noqon waa Flop Actors sido kale midkoodan Best Actor abaal marin ah lama gudoonsiin.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here